Wararka

Mashaariic Laga Hirgeliyey Degmada Huurshe Ee Waqoyiga Gobolka Galgaduud

 

Madax ka socoto maamulka  Galmudug oo uu hogaaminayo madaxa xukuumada Dr Sheikh Mohamed Shakir Cali Xasan ayaa  gaaray  Degmada Huurshe Ee Waqoyiga Gobolka Galgaduud

Socdaalkaan madaxda Galmudug  ayaa ahaa mid lagu soo Dhagax Dhigayey 3 Xarumood oo Kala Ah -Saldhiga Police ka Degmada Iyo Airport Cusub Ay Yeelan Doonto degmada Huurshe iyo Faraca Iskuulka Sh Yuusuf Sh ibrahim Qeybtisa 2aad Ee Degmada Huurshe .

Madaxa Xukuumada Galmudug Dr Sheikh Shaakir Ayaa Xusay In Si Deg Deg ah Loo Dhisi Doono Xarumahan uu Maanta Dhagax Dhigay Si ay uga Faa’ideystaaan Bulshada Degmada Huurshe.

 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close