Wararka

Buuq ka Taagan Hey,ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka

 

Waxaa la joojiyey Saxiixa Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Hussein Osman Hussein waxaa la Diidey inuu Bangiga Dhexe lacag uu kala Soo Baxo

Taliyaha NISA  ayaa amar  kasoo Baxay madaxweyne farmaajo ayaa lagu joojiyey Saxiixa Taliyaha NISA

tilabadaan ayaa timid kadib marki taliyaha laga codsaday  inuu soo wareejiyo documentiyada ciidamada dhawaan lagu daray ciidamada booliska kuwaas oo laga soo wareejiyey ciidamada Nisa waxaana meshaas buuq balaaran uu ku dhex maray agaasimaha iyo madaxda kale waxaana halkaas lagaga joojiyey lacagi uu bankiga dhexe uu kale bixi jiray

 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close