Wararka

Ganacsade Maxamuud Shujaac Oo Ka Waramaya Hantidiisa Oo Lagu boobay Magalada Jigjiga (Video)

Mid ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee magaalada Jigjiga ayaa ka waramaayo dhac iyo boob xoogan oo lagula kacay hotel  uu ku lahaa gudaha magaalada, waxaana uu sheegayaa ganacsadahan in hotelkiisa qalab aad u badan laga qaatey.

maxamuud Axmed Shujaac ayaa dhinaca kale sheegaya in hoteelkiisa sawirada laga soo qaadey ay yihiin kuwo xanuun badan maadaama horey uu u ahaa mid u qalabeysan si casri ah, hadana xaalkiisa uu aad liito

ganacsadahan ayaa waxa hotelkisa horey u xiray maamulki meesha laga badalau oo uu hormuudka ka ahaa abdi ilay kaas oo ku beegsaday hantida ganacsadahan hab isir beegsi ah waxa sidoo kale la dhacay hanti badan oo ay lahayeen dad ku heyb ahaa ganacsadahan

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close